Xaaf oo ka qeylo-dhaamiyey dhaqaale la’aan heysata Maamulkiisa, eedeynna u jeediyey DF

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka inay cunoqabatayn saartay kana xanibtay dhaqaalihii ay siin jirtay iyo kuwii caalamku ugu deeqay. Xaaf ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, wuxuuna intaas ku daray in dhaqaalihii ay ku dhisan lahaayeen ciidamo Boolis laga joojiyay … Continue reading Xaaf oo ka qeylo-dhaamiyey dhaqaale la’aan heysata Maamulkiisa, eedeynna u jeediyey DF